Luukos 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Maalin Ciise oo wax baraya, waxaa ag fadhiyay Farrisiinta iyo macalimiinta sharciga. Waxey ka yimaadeen degmo walboo ka tirsan Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem. Xoogga Rabbiguna wuu la jiray Ciise si uu u bogsiiyo kuwa xanuunsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu wax barayay, oo halkaasna waxaa ag fadhiyey qaar Farrisiinta iyo macallimmadii sharciga ah oo ka yimid magaalo walba oo Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem; xoogga Rabbiguna waa la jiray isaga si uu u bogsiiyo kuwa buka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu wax barayay, oo halkaasna waxaa ag fadhiyey qaar Farrisiinta iyo macallimiintii sharciga ah oo ka yimid magaalo walba oo Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem; xoogga Rabbiguna waa la jiray isaga si uu u bogsiiyo kuwa buka. Viz kapitola |