Luukos 5:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Ciise markii uu joogay magaalooyinka midood, waxaa u yimid nin baras qaba. Ninkii markii uu Ciise arkay ayuu u sujuuday isaga oo ka baryaya inuu bogsiiyo, wuxuuna ku yiri, “Rabbiyow, haddaad dooneyso waad i bogsiin kartaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Goortuu magaalooyinka middood ku jiray, waxaa la arkay nin baras miidhan ah. Isaguna markuu Ciise arkay, wejigiisuu dhulka dhigay oo ka baryay isagoo leh, Sayidow, haddaad doonaysid waad i daahirin kartaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Goortuu magaalooyinka middood ku jiray, waxaa la arkay nin baras miidhan ah. Isaguna markuu Ciise arkay, wejigiisuu dhulka dhigay oo ka baryay isagoo leh, Sayidow, haddaad doonaysid waad i daahirin kartaa. Viz kapitola |