Online Bible

- Reklamy -




Luukos 5:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Maalin maalmaha ka mid ah Ciise oo warta Gennesared dhinaceeda ka wacdinaya ayaa dad badan agtiisa yimaadeen oo ereyga Illaahey ayey dhageysanayeen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Intii dadkii oo dhan isku soo cidhiidhiyeen inay ereygii Ilaah maqlaan, ayuu is-ag taagay badda Gennesared;

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

1 Intii dadkii oo dhan isku soo cidhiidhiyeen inay ereygii Ilaah maqlaan, ayuu is-ag taagay badda Gennesared;

Viz kapitola kopírovat




Luukos 5:1

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy