Luukos 4:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Subaxdii ku xigtay ayaa Ciise tagay meel cidla ah, dadkii ayaa isaga raadinayay markey yimaadeen meeshii uu joogay waxey u diideen inuu iyaga ka tago. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Goortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Goortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin. Viz kapitola |