Luukos 4:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Badi waxey qabeen ruuxyo wasakh leh oo amarkiisa ayey kaga soo baxeen, iyagoo leh, “Waxaad tahay Wiilkii Illaah.” Markaas ayuu canaantay oo u diiday iney hadlaan, waayo wey garanayeen inuu yahay Masiixa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Jinniyona dad badan ayay ka soo baxeen, iyagoo qaylinaya oo leh, Adigu waxaad tahay Wiilka Ilaah. Isaguse waa canaantay oo uma oggolaanin inay hadlaan, waayo, waxay garanayeen inuu Masiixa yahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Jinniyona dad badan ayay ka soo baxeen, iyagoo qaylinaya oo leh, Adigu waxaad tahay Wiilka Ilaah. Isaguse waa canaantay oo uma oggolaanin inay hadlaan, waayo, waxay garanayeen inuu Masiixa yahay. Viz kapitola |