Luukos 4:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Markaas ayuu ku soo foorarsaday oo canaantay qandhadii, isla markiina qandhadii wey deysay. Weyna kacday oo u adeegtay iyagii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 oo intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 oo intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii. Viz kapitola |