Luukos 4:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Dadkii sunagogga ku jiray markey arintan maqleen ayey ka xanaaqeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Markii kuwii sunagogga ku jiray oo dhan waxaas maqleen ayay aad u cadhoodeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Markii kuwii sunagogga ku jiray oo dhan waxaas maqleen ayay aad u cadhoodeen. Viz kapitola |