Luukos 4:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Ciise wuxuu tagay Naasared meeshii uu ku soo korey, maalintii Sabtida wuxuu tagay sunagogga sida caadadiisu ahayd. Wuu kacay oo qoraalka akhriyay, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Markaasuu wuxuu yimid Naasared oo ahayd meeshuu ku koray, oo maalintii sabtida sida caadadiisu ahayd ayuu sunagogga galay, wuuna istaagay inuu wax akhriyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Markaasuu wuxuu yimid Naasared oo ahayd meeshuu ku koray, oo maalintii sabtida sida caadadiisu ahayd ayuu sunagogga galay, wuuna istaagay inuu wax akhriyo. Viz kapitola |