Luukos 4:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Ciise isaga oo xoogga Ruuxa Quduuska ah ka buuxo ayuu Galili ku soo laabtay, warka isaga ku saabsan ayaa meel walba ku faafay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa Ciise wuxuu xooggii Ruuxa kula noqday Galili, warkiisuna wuxuu gaadhay dhulka ku wareegsan oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa Ciise wuxuu xooggii Ruuxa kula noqday Galili, warkiisuna wuxuu gaadhay dhulka ku wareegsan oo dhan. Viz kapitola |