Luukos 3:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waqtigii Annas iyo Kayafas ahaayeen wadaaddadii sare, ereyga Illaah ayaa u yimid Yooxanaa ina Sakariyas isaga oo cidlada jooga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas. Viz kapitola |