Luukos 3:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Masaftiisa gacantiisa ayuu ku wataa meesha wax lagu tumana wuu nadiifin doonaa, oo sarreenta ayuu maqsinka ku uruurin doonaa, buunshadana wuxuu ku gubi doonaa dab aan weligiis dhamaanayn.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Masaftiisu gacantiisay ku jirtaa inuu goobtiisa wax lagu tumo aad u safeeyo oo sarreenkana maqsinkiisa ku soo ururiyo, laakiin buunshaha ayuu dab aan demeyn ku gubi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Masaftiisu gacantiisay ku jirtaa inuu goobtiisa wax lagu tumo aad u safeeyo oo sarreenkana maqsinkiisa ku soo ururiyo, laakiin buunshaha ayuu dab aan demeyn ku gubi doonaa. Viz kapitola |