Online Bible

- Reklamy -

Luukos 3:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 Markaas ayaa Yooxanaa iyagoo dhan u jawaabay oo ku yiri, “Anigu waxaan idin ku baabtiisaa biyo. Laakiin mid iga awood weyn ayaa imaan doona, kan aanan anigu istaahilin suumanka kabahiisa inaan furo. Isagu wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 ayaa Yooxanaa kulligood u jawaabay oo ku yidhi, Anigu waxaan idinku baabtiisaa biyo, laakiin waxaa imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan yeelmihii kabihiisa furo. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 3:16

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy