Luukos 24:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Iyagoo weli ka hadlaya wixii dhacay, isla waqtigaas waxaa dhex taagnaa Ciise oo ku yiri, “Nabad ha idin la jirto.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Intay waxyaalahaas ku hadlayeen, isaga qudhiisa ayaa dhexdooda taagnaa, oo wuxuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Intay waxyaalahaas ku hadlayeen, isaga qudhiisa ayaa dhexdooda taagnaa, oo wuxuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto. Viz kapitola |