Luukos 24:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Intey kaceen ayey hal mar Yeruusaalem ku soo laabteen. Halkaas ayey kula kulmeen kow iyo tobankii iyo kuwo iyaga la jooga oo meel iskugu yimid! Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Saacaddaas qudheeda ayay kaceen oo Yeruusaalem ku noqdeen, waxayna arkeen koob-iyo-tobankii iyo kuwii la jiray oo isu ururay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Saacaddaas qudheeda ayay kaceen oo Yeruusaalem ku noqdeen, waxayna arkeen koob-iyo-tobankii iyo kuwii la jiray oo isu ururay, Viz kapitola |