Luukos 24:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Laakiin aad ayey u baryeen, “Na la joog, waa gabal dhac, maalintii wey dhamaatay.” Markaas ayuu raacay si uu ula joogo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 laakiin way oggolaysiiyeen iyagoo leh, Nala joog, waayo, makhribku waa dhow yahay, maalintiina durba waa dhammaatay. Markaasuu la galay inuu la joogo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 laakiin way oggolaysiiyeen iyagoo leh, Nala joog, waayo, makhribku waa dhow yahay, maalintiina durba waa dhammaatay. Markaasuu la galay inuu la joogo. Viz kapitola |