Luukos 24:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Iyagoo sheekadii ka wada hadlaya, Ciise ayaa yimid oo dhinac socday, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 oo waxay noqotay intay wada hadlayeen oo wax isweyweyddiinayeen, in Ciise qudhiisa u soo dhowaaday oo la socday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 oo waxay noqotay intay wada hadlayeen oo wax isweyweyddiinayeen, in Ciise qudhiisa u soo dhowaaday oo la socday. Viz kapitola |