Luukos 24:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalintii koowaad ee usbuuc, mar ey ahayd subaxnimo hore, ayaa haweenkii qaadeen dhirtii udgooneyd oo ey diyaariyeen waxeyna aadeen dhankii xabaasha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, goortii waagii beryayay, ayay xabaashii yimaadeen, iyagoo wada dhirtii udgoonayd oo ay diyaargareeyeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Maalintii ugu horraysay ee toddobaadka, goortii waagii beryayay, ayay xabaashii yimaadeen, iyagoo wada dhirtii udgoonayd oo ay diyaargareeyeen. Viz kapitola |