Luukos 23:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Herodos markii uu Ciise arkay aad ayuu ugu farxay, sababtoo ah muddo dheer ayuu rajeynayay inuu arko. Waxyaalaha uu ka maqlay awgeed, wuxuu rabay inuu mucjiso hortiisa ku sameeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Herodos goortuu Ciise arkay, aad buu u farxay, maxaa yeelay, ilaa wakhti dheer ayuu doonayay inuu arko, waayo, wax buu ka maqlay, oo wuxuu rajaynayay inuu calaamo ka arko. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Herodos goortuu Ciise arkay, aad buu u farxay, maxaa yeelay, ilaa wakhti dheer ayuu doonayay inuu arko, waayo, wax buu ka maqlay, oo wuxuu rajaynayay inuu calaamo ka arko. Viz kapitola |