Online Bible

- Reklamy -

Luukos 23:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Kadib Bilaatos ayaa Ciise weydiiyay, “Oo adigu ma boqorka Yuhuudda ayaad tahay?” Ciise ayaa jawaabay oo yiri, “Adiga ayaa sidaas yiri.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Bilaatos ayaa weyddiiyey, isagoo leh, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

3 Bilaatos ayaa weyddiiyey, isagoo leh, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad tidhi.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 23:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy