Luukos 23:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Askartii markey Ciise usii wadeen meeshii lagu dili lahaa, waxey qabteen nin la yiraahdo Simoon oo kasoo jeeda magaalada Sayriin, kaasoo usii socday Yeruusaalem, intey iskutallaabta korka ka saareen ayey dhaheen Ciise daba soco. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Kolkay wadeen, waxay qabteen Simoon reer Kuranaya ah isagoo beeraha ka soo socda, waxayna saareen iskutallaabtii inuu Ciise ka daba qaado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Kolkay wadeen, waxay qabteen Simoon reer Kuranaya ah isagoo beeraha ka soo socda, waxayna saareen iskutallaabtii inuu Ciise ka daba qaado. Viz kapitola |