Luukos 23:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Markii saddexaad ayuu ku yiri, “Oo sabab? Waa maxey dembiga uu ninkan galay? Wax qalad ah oo uu dhimasho ku mutaysto kuma helin. Sidaa darteed waan ciqaabayaa kadibna waan sii deynayaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa. Viz kapitola |