Online Bible

- Reklamy -

Luukos 23:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 wuxuuna ku yiri, “Ninkan waxaad iigu keenteen inuu yahay midka dadka wadada ka luminayo. Hortiina ayaan ku wareystay wax dembi ah oo aad kusoo dacwooteenna kuma helin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Ninkan waxaad iigu keenteen sidii mid dadka rogaya. Bal ogaada, hortiinna ayaan wax ku weyddiiyey, oo ninkan kuma aan helin eed ku saabsan waxaad ku ashtakaynaysaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy