Online Bible

- Reklamy -




Luukos 23:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Kadib Herodos iyo askartiisi ayaa ceebeeyay oo bahdilay Ciise. Intey dhar wanaagsan oo u eg midka boqorku xirto u geliyeen ayey dib ugu celiyeen Bilaatos.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Herodos ayaa fududaystay oo ku majaajilooday, isaga iyo askartiisiiba, oo intuu dhar dhalaalaya u geliyey ayuu Bilaatos u celiyey.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

11 Herodos ayaa fududaystay oo ku majaajilooday, isaga iyo askartiisiiba, oo intuu dhar dhalaalaya u geliyey ayuu Bilaatos u celiyey.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 23:11

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy