Luukos 22:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Markaas ayuu Ciise ku yiri Butros iyo Yooxanaa, “Taga oo noo diyaariya cashada Dabaaldega Iidda Kormaridda.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee. Viz kapitola |