Luukos 22:66 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub66 Markii aroortii la gaaray, waxaa kulmay odayaashii, oo kala ahaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga Muuse, waxaana la hor geeyay Ciise. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH66 Kolkuu waagii beryay, waxaa ururay waayeelladii dadka oo ahaa wadaaddadii sare iyo culimadiiba, oo waxay isagii geeyeen shirkoodii iyagoo leh, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah66 Kolkuu waagii beryay, waxaa ururay waayeelladii dadka oo ahaa wadaaddadii sare iyo culimmadiiba, oo waxay isagii geeyeen shirkoodii iyagoo leh, Viz kapitola |