Luukos 22:58 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub58 Muddo yar kadib qof kale ayaa arkay oo yiri, “Adiguna waxaad ka mid tahay xertiisa.” Butros ayaa ku jawaabay, “Nin yahow, kama mid ihi xertiisa!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH58 Wuxoogaa yar dabadeed qof kale ayaa arkay oo yidhi, Adiguna midkood baad tahay. Butros baase yidhi, Nin yahow, anigu ma ihi. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah58 Waxoogaa yar dabadeed qof kale ayaa arkay oo yidhi, Adiguna midkood baad tahay. Butros baase yidhi, Nin yahow, anigu ma ihi. Viz kapitola |