Luukos 22:54 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub54 Kadib Ciise waa la qabtay waxaana loo kaxeeyay gurigii wadaadka sare. Butrosna meel fog ayuu kasoo daba socday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH54 Markaasay isagii qabteen oo kaxeeyeen, oo wadaadkii sare gurigiisa ayay geliyeen. Laakiin Butros baa meel fog ka daba socday, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah54 Markaasay isagii qabteen oo kaxeeyeen, oo wadaadkii sare gurigiisa ayay geliyeen. Laakiin Butros baa meel fog ka daba socday, Viz kapitola |