Luukos 22:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub52 Kadibna Ciise ayaa ku yiri gudoomiyayaashii wadaaddada, madaxdii askarta macbadka iyo odayaashii, kuwaas oo u yimid iney qabtaan isaga, “Maxaad ula timaadeen seefo iyo ulo inaad i qabataan sidii inaan ahay tuug? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH52 Kuwa u yimid, waxa weeye, wadaaddadii sare, iyo madaxdii askarta oo macbudka, iyo waayeelladii, waxaa Ciise ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo sidaan tuug ahay? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah52 Kuwa u yimid, waxa weeye, wadaaddadii sare, iyo madaxdii askarta oo macbudka, iyo waayeelladii, waxaa Ciise ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo sidaan tuug ahay? Viz kapitola |