Luukos 22:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Markii uu ducadii dhameystay oo uu xertiisi ku laabtay, wuxuu u yimid iyagoo murugo darteed la hurda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Goortuu tukashadiisii ka soo kacay, ayuu xertii u yimid oo wuxuu arkay iyagoo caloolxumo la hurda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Goortuu tukashadiisii ka soo kacay, ayuu xertii u yimid oo wuxuu arkay iyagoo caloolxumo la hurda. Viz kapitola |