Luukos 22:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Laakiin Ciise wuxuu ku jiray xaalad aad u adag, wuxuuna usii duceystay si aad ah, dhididkiisuna wuxuu dhulka ugu dhacayay sidii dhibco dhiigga oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Isagoo aad u xanuunsan ayuu dadaal ku tukaday, dhididkiisuna wuxuu noqday sida dhibicyo dhiig ah oo dhulka ku dhacaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Isagoo aad u xanuunsan ayuu dadaal ku tukaday, dhididkiisuna wuxuu noqday sida dhibicyo dhiig ah oo dhulka ku dhacaya. Viz kapitola |