Luukos 22:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Waayo waxaa kitaabka ku qoran ‘Waxaa isaga lagu daray kuwa sharci laawayaasha’ waxaan idin leeyahay waxa nebiyadu iga qoreen waa in layga dhabeeyo, maxaa yeelay waxaa la gaaray waqtigii laga dhabayn lahaa wixii layga qoray.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Waa inuu igu dhammaado qorniinkan leh, Waxaa isaga lagu tiriyey sharcilaawayaasha. Waayo, waxa igu saabsani dhammaad bay leeyihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Waa inuu igu dhammaado qorniinkan leh, Waxaa isaga lagu tiriyey sharcilaawayaasha. Waayo, waxa igu saabsani dhammaad bay leeyihiin. Viz kapitola |