Luukos 22:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Markaas ayuu ku yiri, “Laakiin hadda, haddaad haysato lacag qaado, haddaad haysato boorso qaado, qofkii aan lahayn seefna ha iibiyo dharkiisa qaar ka mid ah seef haku gato. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Markaasuu ku yidhi, Laakiin haddeer kii kiishad qabaa ha qaato, sidaas oo kalena qandi ha qaato. Kii aan midna qabinna, dharkiisa ha iibiyo, oo seef ha iibsado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Markaasuu ku yidhi, Laakiin haddeer kii kiishad qabaa ha qaato, sidaas oo kalena qandi ha qaato. Kii aan midna qabinna, dharkiisa ha iibiyo, oo seef ha iibsado. Viz kapitola |