Luukos 22:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Markaas ayuu Shaydaanku galay Yuudas, kaasoo lagu magacaabi jiray Iskariyod, wuxuuna ka mid ahaa laba iyo tobankii xerta Ciise. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa Shaydaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah tirada laba-iyo-tobanka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa Shayddaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah tirada laba-iyo-tobanka. Viz kapitola |