Luukos 22:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muusana waxey raadinayeen qaab ey Ciise ku dilaan, waayo waxey ka cabsanayeen dadka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaa wadaaddadii sare iyo culimadii waxay dooneen si ay u dilaan isaga, waayo, dadka ayay ka baqeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaa wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay dooneen si ay u dilaan isaga, waayo, dadka ayay ka baqeen. Viz kapitola |