Online Bible

- Reklamy -




Luukos 22:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Wuxuu kaloo kor u qaaday kibis, Illaahey ayuu u mahadceliyay wuuna kala gooyay, iyagii ayuuna siiyay isaga oo leh, “kibistan waa jirkeygi oo la idiin bixiyay. Sidan sameeya si aad iigu xasuusataan.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Kibisna wuu qaaday, oo goortuu mahad naqay, ayuu kala jejebiyey, oo iyaga siiyey, isagoo leh, Tanu waa jidhkaygii laydiin bixiyey. Waxan xusuustayda u sameeya.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

19 Kibisna wuu qaaday, oo goortuu mahadnaqay, ayuu kala jejebiyey, oo iyaga siiyey, isagoo leh, Tanu waa jidhkaygii laydiin bixiyey. Waxan xusuustayda u sameeya.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 22:19

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy