Online Bible

- Reklamy -




Luukos 22:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Markaas ayey Butros iyo Yooxanaa tageen oo wixii Ciise ku yiri ayey la kulmeen. Sidaa darteed waxey diyaariyeen cashada Iiddii kormaridda.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Markaasay tageen, oo waxay heleen siduu u sheegay, oo cashada Iidda Kormaridda way diyaargareeyeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Markaasay tageen, oo waxay heleen siduu u sheegay, oo cashada Iidda Kormaridda way diyaargareeyeen.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 22:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy