Luukos 21:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 “Waxyaalahan aad aragtaan oo dhan, waqti ayaa imaan doona oo dhagax dhagax kale dul saaran aan la dhaafi doonin, kuli waa la burburin doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waxaa imanaya maalmo goortii kuwaas aad arkaysaan aan dhagax dhagax kale dushiisa lagu dul dayn doonin oo aan la dumin doonin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Waxaa imanaya maalmo goortii kuwaas aad arkaysaan aan dhagax dhagax kale dushiisa lagu dul dayn doonin oo aan la dumin doonin. Viz kapitola |