Luukos 21:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Maalin walba Ciise wuxuu dadka wax ku barayay macbadka, habeen walbana wuxuu aadayay buur la yiraahdo Buur Saytuun, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Maalin walba ayuu macbudka wax ku bari jiray, habeen walbana dibadda ayuu u bixi jiray, oo wuxuu baryi jiray buurta la odhan jiray Buur Saytuun. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Maalin walba ayuu macbudka wax ku bari jiray, habeen walbana dibadda ayuu u bixi jiray, oo wuxuu baryi jiray buurta la odhan jiray Buur Saytuun. Viz kapitola |