Luukos 21:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 “Iska jira, iney qalbiyadiinu ku mashquulaan cunid badan iyo sarqaamid iyo ka welwelida nolosha. Haddii kale maalintaas waxey idin ku soo kadin doontaa sida dabin oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin iska jira, yaan qalbiyadiinnu la cuslaan dhereg badan iyo sakhraannimo iyo ka welwelidda ifkan, oo yaan maalintaasu idiin soo kedin sida dabin oo kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin iska jira, yaan qalbiyadiinnu la cuslaan dhereg badan iyo sakhraannimo iyo ka welwelidda ifkan, oo yaan maalintaasu idiin soo kedin sida dabin oo kale. Viz kapitola |