Luukos 21:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Markaas ayuu Ciise dadkii ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, carmaladaan maskiinta ah ayaa ku riday sanduuqa in ka badan dadka kaloo dhan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasuu yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Carmalkan miskiinta ah waxay ku ridday wax ka badan wixii ay dhammaan ku rideen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Markaasuu yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Carmalkan miskiinta ah waxay ku ridday wax ka badan wixii ay dhammaan ku rideen. Viz kapitola |