Luukos 21:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Dadkuna waxey la suuxi doonaan argagax, waxa aduunka ka dhacaya daraadiis. Awoodaha cirkana waa la gariirin doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Dadkuna waxay la suuxi doonaan baqdin iyo filasho waxa dunida iman doona, waayo, xoogagga cirka ayaa la gariirin doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Dadkuna waxay la suuxi doonaan baqdin iyo filasho waxa dunida iman doona, waayo, xoogagga cirka ayaa la gariirin doonaa. Viz kapitola |