Luukos 21:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Qaarkood waxaa lagu dili doonaa seefo qaarka kalana waxaa loo kaxaysan doonaa waddama kale iyagoo maxaabiis ah. Magaalada Yeruusaalemna waxaa la wareegi doona dad aan Illaahey garaneyn illaa uu dhamaado waqtigii uu Illaahey ugu talagalay dadka aan Yuhuudda ahayn iney xukumaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Waxayna ku dhici doonaan seef afkeeda, oo waa la qabsan doonaa, oo quruumaha oo dhan la geeyn doonaa; quruumuhuna Yeruusaalem ayay ku tuman doonaan ilaa wakhtiga quruumuhu ka dhammaado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Waxayna ku dhici doonaan seef afkeeda, oo waa la qabsan doonaa, oo quruumaha oo dhan la geeyn doonaa; quruumuhuna Yeruusaalem ayay ku tuman doonaan ilaa wakhtiga quruumuhu ka dhammaado. Viz kapitola |