Luukos 21:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Xitaa sidoo kale waxaa idin khiyaani doona waalidkiin, walaalihiin, qaraabadiina iyo xitaa saaxiibadiin, qaarkiinna wey dili doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Laakiin idinka waxaa idin gacangelin doona waalidkiinna, iyo walaalahiinna, iyo xigaalkiinna, iyo saaxiibbadiinna, qaarkiinnana waa la dili doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Laakiin idinka waxaa idin gacangelin doona waalidkiinna, iyo walaalahiinna, iyo xigaalkiinna, iyo saaxiibbadiinna, qaarkiinnana waa la dili doonaa. Viz kapitola |