Luukos 21:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 “Laakiin waxyaalahan oo dhan ka hor, wey idin qaban doonaan oo idin silcin doonaan. Waxeyna idin ku gacan galin doonaan sunagogyada oo idin dhigi doonaan xabsiga. Aniga daraadeydana waxaa la idin hor keeni doonaa boqorro iyo taliyayaal si ey idiin xukumaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Waxyaalahan oo dhan hortood gacmahooday idin saari doonaan oo idin silcin doonaan oo idiin dhiibi doonaan sunagogyada iyo xabsiyada, oo waxaa magacayga aawadiis laydiin hor geeyn doonaa boqorro iyo taliyayaal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Waxyaalahan oo dhan hortood gacmahooday idin saari doonaan oo idin silcin doonaan oo idiin dhiibi doonaan sunagogyada iyo xabsiyada, oo waxaa magacayga aawadiis laydiin hor geeyn doonaa boqorro iyo taliyayaal. Viz kapitola |