Luukos 21:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Waxaa jiri doona dhul gariir aad u weyn, meelo badanna dadku gaajo iyo xanuuno aad u xun ayey u dhiman doonaan. Waxaa kaloo samada laga arki doonaa waxyaalo cabsi leh iyo calaamado waaweyn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waxaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro iyo cudurro, samadana waxaa laga arki doonaa waxyaalo cabsi leh iyo calaamooyin waaweyn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waxaa meelo kala duwan ka dhici doona dhulgariir iyo abaaro iyo cudurro, samadana waxaa laga arki doonaa waxyaalo cabsi leh iyo calaamooyin waaweyn. Viz kapitola |