Luukos 20:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Ciise ayaa dadka u sheegay tusaalahaan, “Nin ayaa beer canab ah beertay, kana kireeyay kuwa beeraley ah wuuna ka tagay oo muddo badan ka maqnaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Wuxuu bilaabay inuu masaalkan dadka kula hadlo. Nin baa wuxuu beertay beer canab ah, oo niman beerrey ah u kiraystay, markaasuu dal kale tegey, oo wax badan ku maqnaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Wuxuu bilaabay inuu masaalkan dadka kula hadlo. Nin baa wuxuu beertay beer canab ah, oo niman beerrey ah u kiraystay, markaasuu dal kale tegey, oo wax badan ku maqnaa. Viz kapitola |