Luukos 20:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Laakiin haddii aan niraahno, ‘Dadka xaggiisey ka timid,’ dadka oo dhan wey na tuuryeyn doonaan, sababtoo ah waxey aaminsanyihiin in Yooxanaa uu nebi ahaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka, dadka oo dhan ayaa ina dhagxinaya, waayo, waa la aaminsiiyey inuu Yooxanaa nebi ahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Laakiin haddii aynu nidhaahno, Xagga dadka, dadka oo dhan ayaa ina dhagxinaya, waayo, waa la aaminsiiyey inuu Yooxanaa nebi ahaa. Viz kapitola |