Online Bible

- Reklamy -




Luukos 20:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

46 “Iska ilaaliya dhaqanka macalimiinta sharciga Muuse! Maxaa yeelay waxey ka helaan iney meelaha ku maraan khamiisyo dhaadheer oo qaali ah, waxeyna jecelyihiin in si xushmad leh loo salaamo markey suuqa marayaan. Waxeyna jecelyihiin iney fariistaan safka hore markey joogaan sunagogyada iyo meelaha ey xafladaha ka jiraan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

46 Iska jira culimada oo doonaya inay khamiisyo dhaadheer ku socdaan, oo jecel salaanta suuqa, iyo kursiyada hore oo sunagogyada, iyo meelaha hore oo diyaafadaha,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

46 Iska jira culimmada oo doonaya inay khamiisyo dhaadheer ku socdaan, oo jecel salaanta suuqa, iyo kursiyada hore oo sunagogyada, iyo meelaha hore oo diyaafadaha,

Viz kapitola kopírovat




Luukos 20:46

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy