Luukos 20:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Sidaa darteed Illaahey ma aha Illaaha kuwa dhintay, balse waa Illaaha kuwa nool, waayo wax walba xaggiisa wey ka nool yihiin.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Laakiin isagu ma aha Ilaaha kuwa dhintay, laakiin waa Ilaaha kuwa nool, waayo, dhammaan isagay u nool yihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Laakiin isagu ma aha Ilaaha kuwa dhintay, laakiin waa Ilaaha kuwa nool, waayo, dhammaan isagay u nool yihiin. Viz kapitola |