Luukos 20:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 mana dhiman doonaan. Waxeyna noqon doonaan sida malaa’igtoo kale waxeyna ahaan doonaan caruurta Illaahey, maxaa yeelay waxey ka sarakaceen dhimashada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 waayo, kol dambe ma dhiman karaan, maxaa yeelay, waxay yihiin sida malaa'igaha, oo waxay yihiin wiilashii Ilaah iyagoo ah wiilashii sarakicidda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 waayo, kol dambe ma dhiman karaan, maxaa yeelay, waxay yihiin sida malaa'igaha, oo waxay yihiin wiilashii Ilaah iyagoo ah wiilashii sarakicidda. Viz kapitola |